Ku soo dhawoow 90 cisho group
Waxaan kugu soo dhaweyneena inaad nagu soo biirtay.
Halkan, waxaan isku diyaarineynaa inaan gaarno hadafkeena caafimaad iyo awoodba,
bilowga sanadka cusub 2025 si aan u helno jir qurux badan. maskax cafimaad qabta
Halkaaan waxaad ka heli doonto dad adiga camal hami muuqda u dagaalamaya, dhiirrigelin, jookta ah, iyo talooyin xirfadeed oo ku saabsan cunto, jimicsi, iyo horumarka guud. e nolosha.
waxaad heli doontaa.
- jimicsi iyo nafaqo cunto lagaa soo baaaray. jimicsiyo asbuuc walbo ah.
- kulamo aaad la yeelaneyso coach maalin walbo oo axad ah si fursad ad ugu hesho ka jawaabida su'aalahaaga. (axad walbo)
- Waxaan halkan u joognaa inaan kugu hagno wadada toosan ee isbedelka jirkaaga.
- Xasuusnow, waxaad qeyb ka noqoneysaa bulsho is tageereysa sidoo kalena wadaagaya safarka caafimaadka!
- Hada waa adiga waqtigaaga Ka qayb qaado, la wadaag guulahaaga, oo ha ilaawin inaad raacdo tababarada usbuuca! (couch sabrie)