Waxaan dhiseynaa bulshada jimicsiga ugu weyn Soomaalida, diyaar ayaan u nahay inaan guuleysano. Waxad ku dhex jirtaa dad raba inay naftooda hagaajiyaan, kuwaas oo ka go'an horumarinta naftooda.
Inta kuwa kale ay daawanayaan FIFA, annagu waxaan joognaa halkan oo tababarayno, xoog iyo maal ku yeelanayno. Annagu ma nihin oo kaliya jimicsiga jirka, waxaan nahay kobcinta dhammaan dhinacyada nolosheena.
Dhawaan, waxaan bilaabi doonaa koorsada ganacsiga oo ku saabsan sida lacagta online-ka looga sameeyo.Waxaan dhisi doonaa xoog, maal, iyo guul. Ku soo biir barnaamijkaan isbedelka leh.
- Qorshayaal cunto oo loogu talagalay kuwa doonaya inay murqo dhistaan
- Barnaamij tababar loogu talagalay dadka caatada ah si ay murqo u dhistaan
- Iyo waxyaabo kale oo qiimo badan
Waxaan sidoo kale leenahay barnaamijyo gaar ah oo lagu jaro baruurta iyo lagu kordhiyo testosteronka(ragnimada) oo soo socda dhawaan.